Nabad Iyo Caano: Muuqaalo Laga Soo Qaaday Gobolada Waqooyi Bari Ee Soomaaliya

by ,

Write The First Customer Review
Show Synopsis

Fatima iyo James waxaa ay ku dadaaleen in Buugga Nabad iyo Caano ay ku soo bandhigaan quruxda iyo bilicda dhulkeenu leeyahay, masiibada ku habsatay iyo dadaalka dadkiisu ku jiraan. Waxaa kale oo ay noo iftiimiyeen waxtarka dhulku leeyahay iyo firfircoonida baacmushtarka soomaalida. Fikirka aan buuggan ka qaatay waxaa weeye hodontinimada iyo muuqaalka qurxoon ee dhulkeena oo ay ku gadaaman yahiin iftiinka bilicda leh ee Bada cas iyo Bada Hindia, iyo sida ay u baabi'inayaan tuugada caalamiga ah ee Badaha xaaqa ugaarsadana ...

Filter Results
Shipping
Item Condition
Seller Rating
Other Options
Change Currency
Browse related Subjects
+ Browse All Subjects

Customer Reviews

Write a Review


This item doesn't have extra editions

loading